Ra’iisul Wasaare ku xigeynka labaad ee Xukuumada C/salaan Cabdi Cali ayaa saaka si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga furay Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka. Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Somalia iyo marti dalalka dibada isaga kala yimid ayaa shirka ka qeybgalay. Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumada Soomaaliya ayaa ka mid ah masuuliyiinta ka qeybgalay, […]