home All News open_in_new Full Article

Baarlamaanka Azerbaijan oo ansixiyay heshiis difaac ah oo ay la saxiixdeen Soomaaliya

Baarlamaanka Azerbaijan ayaa ansixiyay heshiis iskaashi militari ah oo dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan. Heshiiskan, oo Madaxda labada dal ku kala saxiixdeen magaalada Baku 12-kii Febraayo 2025, ayaa horseedaya xoojinta xiriirka labada dal ee dhanka difaaca iyo amniga. Qodobbada uu heshiisku ka kooban yahay waxaa kamid ah... The post Baarlamaanka Azerbaijan oo ansixiyay heshiis difaac ah oo ay la saxiixdeen Soomaaliya appeared first on Borama News Network.


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3981993376
Add Watch Country

arrow_drop_down