home All News open_in_new Full Article

Shaqaalaha Dowlada oo beri la fasaxay munaasabada maalinta shaqaalaha darteed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, waxay u hambalyeynaysaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š. Waxaa la ogeysiinayaa in Khamiista, 1-da May 2025, ay tahay maalin fasax qaran oo loo asteeyey shaqaalaha, iyadoo lagu maamuusayo dadaalkooda iyo doorkooda muhiimka ah ee horumarinta dalka. ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐€๐ฐ๐จ๐จ๐๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š!


today 5 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4054680381
Add Watch Country

arrow_drop_down