home All News open_in_new Full Article

Maamulka Jubaland oo sida Puntland diiday kaarka aqoonsiga Soomaaliya

Dawlad-goboleedka Jubaland ayaa markiisa sida Puntland waxay ku dhawaaqeen inaysan aqoonsaneyn kaarka aqoonsiga Soomaaliya ee Dowlada Faderraalku bixiso. Maamulka Jubaland wuxuu shaaciyay inaanu deegaanadooda ka shaqeyn doonin kaarkaasi madaama aysan aqoonsaneyn ka maamul ahaan xili khilaaf weyn kala dhaxeeyo Dowlada Somalia. Warka soo baxay Jubaland ayaa lagu sheegay in samaynta kaarka aqoonsiga muwaadinka ee Soomaaliya […]


today 4 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 133939786
Add Watch Country

arrow_drop_down