home All News open_in_new Full Article

Baarlamaanka Soomaaliya oo goor dhaw ansixiyay Miisaaniyada sanadka 2026

Muqdisho-Soomaaliya 23, Diseembar, 2025: Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa sideedaad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan guddoomiye kuxigeenada labada aqal. Kooramka kulanka maanta oo ku furmay […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2847397396
Add Watch Country

arrow_drop_down