home All News open_in_new Full Article

Baladweyne oo Caawa lagu toogtay nin la sheegay inuu Alshabaab ka tirsanaa

BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu toogtay nin bistoolad ku hubeysnaa. Sida ay sheegayaan saraakiisha ciidamada Dowlada ee Baladweyne ninkaani iyo mid kale oo la socday waxay doonayeen inay weerar fuliyaan oo dhibaato geystaan balse ay ka hor tageen. Labada nin midkood oo bistoolad watay […]


today 58 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3331484889
Add Watch Country

arrow_drop_down