home All News open_in_new Full Article

Booliiska oo maanta is rasaaseyn kadib soo xirey sarkaal ka hor yimid awaamiirta Dowlada

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Somalia gaar ahaan kuwa Muqdisho ayaa maanta gaadiid dagaal waxay ku weerareen nin la sheegay inuu abti u yahay Xildhibaan Yuusuf Kabaal kaasoo is rasaaseyn kooban kadib la soo xirey. Ninkaan oo lagu magacaabo Cali Xasan ayaa wararka qaar sheegayaan inuu ka tirsan yahay saraakiisha ciidamada Dowlada, waxaa lagu heystaa inuu hor […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4134968855
Add Watch Country

arrow_drop_down