home All News open_in_new Full Article

Engineerkii dhisayay gurigii saaka ay shaqaalaha ku dhinteen oo la soo xirey

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Magaalada Muqdisho ayaa goor dhawayd  gaaray gurigii dhismuhu ka socday ee saaka shaqaaluhu ku dhinteen kadib markii ay la soo jabtay jaranjarta ay shaqaaluhu shubka u adeegsadaan. Ciidamada oo amar ka heystay maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo xirey Engineerkii dhisayay gurigaasi markii lagu eedeeyay in iyadoo gurigaasi saaka masiiba ka dhacday hadana […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2768929404
Add Watch Country

arrow_drop_down