home All News open_in_new Full Article

Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Madaxweyne Xassan oo Saaka u safray Laas

LAAS-CAANOOD (DAYNIIE.COM)-Warar ku dhaw dhaw Madaxtooyada Smalia ayaa sheegaya in maanta Magaalada Muqdisho ay ka baxeen ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne Xasan kuwaasoo Madaxweynaha uga sii hormaraya Laas-caanood si ay amniga qeyb uga sii noqdaan. Sidoo kale waxaa ciidamada la socda qaar ka mid ah shaqaalaha madaxtooyada kuwaasoo dhamaantood u sii […]


today 8 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3043674886
Add Watch Country

arrow_drop_down