home All News open_in_new Full Article

Duqeyn culus oo lala beegsaday saldhigyadii Shabaab ee deegaanka Buula Fuleey

Jan 03(Jowhar)-Ciidamada gaarka ah ee Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay fuliyay hawlgal gaar ah oo ka dhacay deegaanka Buula Fuleey ee gobolka Baay, oo ka mid ah xarumaha ugu waaweyn uguna muhiimsan kooxda Shabaab. Ciidamada ayaa beegsaday xarumo ay deggenaayeen horjoogayaal ka tirsan kooxda, waxaana intii uu hawlgalku […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2114749115
Add Watch Country

arrow_drop_down