home All News open_in_new Full Article

Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Jubaland oo howlgal ka fuliyay deegaano hoos taga degmada Jamaame

Ciidamada Jubaland iyo kuwa kumaandooska Danab ayaa cagta mariyay fariisimo Argagixisada ay ku lahaayeen deegaano hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose, gaar ahaana deegaan lagu magacaaboTurdho, halkaas oo Khawaarijta ay uga qodnaayeen godad dhulka hoostiisa ah. Intii uu howlgalka socday waxaa Argagixisada laga dilay tiro maleeshiyaad ah oo la sheegay in uu ku […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3945726418
Add Watch Country

arrow_drop_down