home All News open_in_new Full Article

Ciidamada Maamulka Puntland oo qabtay Daacish Dalka Turkiga u dhashay

Sida aan ka soo xiganay TV-ga Puntland Ciidamada Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay nin Ajnebi ah oo katirsan firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish, kaas oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Turkiga. Ninka oo ku hubeysnaa qoriga AK-47 ayaa xilliga la qabanayay biyo ka dhaansanayay Ceel. Waxaana ku socota baaris. Firxadka […]


today 62 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2161935254
Add Watch Country

arrow_drop_down