home All News open_in_new Full Article

Daraawiishta Puntland oo goobo hor leh kala wareegay Daacish

Ciidamada Daraawiishta Maamulka Puntland ayaa saddexdii maalmood ee u dambeysay fuliyey hawlgallo cir iyo dhul ah oo qorsheysan, kuwaas oo laga sameeyay deegaannada ku teedsan togagga Sadow, Cadalle, iyo lugaha Raa-raha ee tog-weynaha Baallade. Hawlgalladan oo si xeeladaysan loo fuliyay ayaa ciidamada u suurtageliyay inay la wareegaan gacan ku haynta deegaannadaas muhiimka ah, kuwaas oo […]


today 8 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3955432554
Add Watch Country

arrow_drop_down