home All News open_in_new Full Article

Mareykanka oo ka hadlay tirada Daacish ay ka dileen sanadkaan 2025

WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay aqalka cad ee Mareykanka ayaa looga hadlay tirada dagaalyahanada Daacish ay ka dileen tan iyo markii xafiiska xilka madaxweynaha la wareegay Donald Trump oo ahayd horaantii bishii Janaayo ee sanadkaan 2025. Aqalka Cad wuxuu sheegay in duqeymaha diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen 100 dagaalame oo ka tirsan […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 165225009
Add Watch Country

arrow_drop_down