home All News open_in_new Full Article

Ciidamada Puntland oo go’doomiyay dagaalamayaasha Daacish ee laga saaray Togga Miiraale

Puntland ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay si buuxda u go’doomiyeen dagaalamayaasha kooxda Daacish ee laga saaray Togga Miiraale, halkaas oo uu dagaal culus ka socday muddo laba maalmood ah. War kooban oo kasoo baxay howlgalka “Hillaac” ayaa lagu sheegay in saakay ciidamada la-dagaalanka argagixisada Puntland ay hawlgallo ka wadaan inta u dhaxaysa Miiraale iyo Moqor. … The post Ciidamada Puntland oo go’doomiyay dagaalamayaasha Daacish ee laga saaray Togga Miiraale appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 11 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 531386987
Add Watch Country

arrow_drop_down