home All News open_in_new Full Article

Ciidamo Atmis ka tirsan oo qarax dhimasho sababay loogu geystay duleedka Mahadaay

MAHADAAY (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay ciidamada Burindi ee Somalia ku jooga magaca Atmis xili ay howgalo amni ku jireen. Qaraxa oo ciidamada dalka Burindi lagula eegtay deegaanka Buurane oo hoos taga Degmada Mahadaay ayaa sababay dhimashada 2 askari halka kuwo kalana ay dhaawacmeen. […]


today 4 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2242180526
Add Watch Country

arrow_drop_down