home All News open_in_new Full Article

Kooxda Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda weerarro dhimasho badan sababay oo ka dhacay Nigeria

Ururka Daacish ee Galbeedka Afrika ayaa sheegtay mas’uuliyadda weeraro dhowr ah oo lagu dilay ciidamada ammaanka Nigeria iyo sidoo kale dad rayid ah oo Masiixiyiin ah oo ka dhacay gobollada waqooyi bari ee Nigeria horaantii bishan. Toddoba farriimood oo lagu daabacay wakaaladeeda wararka ee “Amaq”, kooxdu waxay sheegatay inay fulisay hawlgalladan, iyadoo ku xoojisay sheegashadeeda … The post Kooxda Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda weerarro dhimasho badan sababay oo ka dhacay Nigeria appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 6 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1042821782
Add Watch Country

arrow_drop_down