Apr 22(Jowhar) Ururka Daacish ee Galbeedka Afrika ayaa sheegtay mas’uuliyadda weeraro dhowr ah oo lagu dilay ciidamada ammaanka Nigeria iyo sidoo kale dad rayid ah oo Masiixiyiin ah oo ka dhacay gobollada waqooyi bari ee Nigeria horaantii bishan. Toddoba farriimood oo lagu daabacay wakaaladeeda wararka ee “Amaq”, kooxdu waxay sheegatay inay fulisay hawlgalladan, iyadoo ku […]