In ka badan 1,000 qof ayay la soo daristay dhibaatooyin xagga neefsashada ah ka dib markii dabeylo bacaad ah ay ku dhufteen bartamaha iyo koonfurta dalka Ciraaq, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka. Mid ka mid ah mas’uuliyiinta gobolka Muthanna ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AFP in ugu yaraan 700 oo xaaladood oo ay arkeen … The post Duufaan caro sidata kuna dhufatay Ciraaq oo dad badan ku reebtay dhibaatooyin xagga neefsashada ah, appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.