home All News open_in_new Full Article

Qarax shacab badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha dhexe

CADDALLE (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in qarax shacab badan ku dhinteen  inuu ka dhacay inta u dhexeysa Deegaanada Xaaji-Cali iyo Geel-gud oo hoos yimaada magaalada xeebeedka Caddalle. Gaarigaan oo ahaa nuuca dadweynaha ee loo yaqaan Hoomeyda ayaa ka soo baxay deegaanka Buur-Dacaar wuxuuna ku socday Magaalada Muqisho balse qarax miino ayaa […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2902269509
Add Watch Country

arrow_drop_down