home All News open_in_new Full Article

Maxaa kala qabsaday Alshabaab weerar qorsheynayay iyo Macawisleyda Xawaadle.

HARARTA (DAYNIILE.COM)-Dagaal aysan fileyn ayaa maanta Alshabaab ku qabsaday deegaan ku yaal xadka Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe kadib markii macawisleyda Beesha Xawaadle ka dul dheceen kuwaasoo sida lagu yaqaan aanba sugin in la soo weeraro. Alshabaab oo is diyaaris ku jirey islamarkaana qorsheynayay inay weerar soo qaadaan ayaa loogu tagay bartii ay iska soo abaabulayeen […]


today 24 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3881080779
Add Watch Country

arrow_drop_down