home All News open_in_new Full Article

Dagaal mar kale Saaka Alshabaab looga saaray deegaanka Abooreey

BUULO-BURDE (DAYNIILE.CON)-War goor dhaw lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia ayaa looga hadlay howlgal ciidamada Dowlada Somalia iyo macawisleyda ay iska kaashadeen oo laga fuliyay deegaanka Abooreey ee duleedka Magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan. Howlgalka oo saaka la fuliyay ayaa la soo sheegayaa inay ciidamada Dowladu ku guuleysteen inay gabi ahanba kooxda Alshabaab ka saareen deegaankaasi […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3956541119
Add Watch Country

arrow_drop_down