MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Saraakiisha ammaanka iyo maamulka degmada Deyniile oo shalay kormeer ku sameeyay daafaha Caasimadda gaar ahaan Degmada Dayniile ayaa amar culus waxay si gaar ah ugu soo rogeen shacabka Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho. Saraakiisha kormeerka sameysay oo uu ku jiro Gudoomiyaha degmada Dayniile ayaa ku amray dadka leh dhulalka banaan ee daafaha dayniile inay […]