MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa weerar afka ah ku qaaday dhalinyarada social media qaarkood oo maalmihii ugu danbeeyay ka faafiyay in xilka laga qaadi rabo Muungaab. “markaan soo bandhignay wax qabadkii boqolka maalin ayay kooxaha waxay iyahguna isku dayeen inay tashqiish geliyaan waxqabadkeena, waana afar koox”ayuu yiri […]