home All News open_in_new Full Article

DAAWO: Ra’iisulwasaaraha oo goob joog ka ahaa saaka qaadista dhagxaanta wadooyinka Muqdisho ku xirnaa

MUQDISHO (DAYNIILE)-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa saaka goob joog ka ahaa howlgal Dowladu ku qaadeyso dhagxaanta wadooyinka Muqdisho ku xirnaa mudo sanado ah sababo amni darteed,waxana hada qorsheysan oo la bilaabay in dhagxaata laga qaado ilaa 54 wado mudo bil ah. Ra’iiasulwasaaraha waxaa ku wehliyay kormeerkiisa Wasiirka Amniga Jen Fartaag , Taliyaha Agaasimaha Nabad […]


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3978164492
Add Watch Country

arrow_drop_down