home All News open_in_new Full Article

Dowlada Somalia oo maanta bilowday furitaanta wadooyinka ay dhagxaanta ku xirnaayeen in mudo ah

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taariikh cusub ayay qoreysa maanta Xukuumada Somalia ee uu hogaaminayo Ra’iisulwasaare Xamze Cabdi Barre kadib markii ay ku dhaqaaqday inay furto wadooyinka muqdisho qaarkood oo ku dhawaad 20- sano dhagxaan ugu xiran sababo amni dartood. Ra’iisulwasaaraha oo kaashanaya Maamulka Gobolka Banaadir ayaa fuliyay furitaanka wadooyinkii ugu horeeyay ee la furo iyadoo qorshaha xukumada uu […]


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3433126419
Add Watch Country

arrow_drop_down