home All News open_in_new Full Article

DAAWO: Ra’iisulwasaare Xamza oo isku day afganbi Dowladeed ku tilmaamay dagaalkii shalay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xamza Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii shalay Muqdisho ku dhexmaay ciidamo mucaaradka Somalia ay wateen iyo ciidamada Booliiska Dowlada Faderaalka kaasoo sababay dhimasho,dhaawac iyo burbur hanti gaadiid ay lahaayeen labada dhinac. ”Falkii shalay lagu weeraray saldhigga Boliiska, waxaa uu xambaarsanaa farriin ah Muqdisho uma qalanto hormar iyo xasillooni, […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2353402839
Add Watch Country

arrow_drop_down