home All News open_in_new Full Article

Dad ku dhintay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen goob raashiin gargaar lagu qeybinayay

Ilaa 26 qof ayaa ku dhintay 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo iyo rasaas ay ridayeen ciidamada Israa’iil oo ku sugnaa meel u dhow xarun gargaar lagu qeybiyo oo ku taal magaalada Rafax ee koonfurta Gaza, sida ay sheegeen dhaqaatiirta iyo dadka deegaanka. Mohammed Ghareeb, oo ah wariye ku sugan Rafax, ayaa BBC u … The post Dad ku dhintay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen goob raashiin gargaar lagu qeybinayay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4141615957
Add Watch Country

arrow_drop_down