home All News open_in_new Full Article

Dalka Sudan duqeyn lala beegsaday Masaajid oo dad badan ku dhinteen

Wararka ka imaanaya magaalada El Fasher ee gobolka Darfur ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday masaajid ay ku dhinteen ilaa afartan qof. Ciidamada RSF, oo ah maleeshiyo beeleed, ayaa dagaal kula jira ciidamada dowladda si ay ugala wareegaan magaalada, iyadoo dagaalka sokeeye ee Sudan uu sii xoogeystay. El Fasher ayaa ah goobta kaliya … The post Dalka Sudan duqeyn lala beegsaday Masaajid oo dad badan ku dhinteen appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 968546973
Add Watch Country

arrow_drop_down