home All News open_in_new Full Article

Dhul Gariir dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Philippine

Qiyaastii 60 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ku dhawaad 150 kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii dhul-gariir xoog badan oo cabirkiisu yahay 6.9 uu ku dhuftay xeebaha jasiirada dhexe ee Philippine ee Cebu. Sahanka dhulka ee Maraykanka ayaa sheegay in dhulgariirku uu dhacay 9:59pm wakhtiga maxalliga ah Talaadadii (13:59 GMT) meel […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2076378916
Add Watch Country

arrow_drop_down