home All News open_in_new Full Article

DEG DEG: Dowlada oo Warsaxaafadeed ka soo saartay geerida Sheegow Axmed Cali

Maxkamadas sare ee Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia ayaa goor dhaw warsaxaafadeed ka soo saartay sida ay ku timid geerida Gen.Sheegow Axmed Cali oo qaar badan oo ehaladiisa ay shaki ka keeneen in Dowladu sun siisay. Warsaxaafadeedka waxaa akhrinaya Gudoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarrow. Hadaba halkaan ka daawo:


today 9 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 11801264
Add Watch Country

arrow_drop_down