Saaxiibada Beesha caalamka oo soo dhaweeyay gogosha uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda. Warsaxaafadeedka ka soo baxay saaxiibada beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay gogosha Qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud u fidiyay siyaasiyiinta iyo hoggaamiyaasha bulshada si aragtidooda iyo dadaalkooda qeyb uga noqdo dagaalka Khawaarijta iyo dhismaha dowladnimo casri ah oo […]