home All News open_in_new Full Article

Xildhibaan Britain ka soo jeeda oo codsaday in Somaliland la aqoosado

Sida lagu shaaciyay facebook-ga Maamulka Somaliland Xildhibaan  ka tirsan Dowlada Britain ayaa golaha uu ka tirsan yahay ka codsaday in la aqoonsado Somaliland gooni u goosadkooda. Qoraalka Maamulka Somaliland ayaa sidan u qornaa:- Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska, ayaa beesha caalamka, gaar ahaan UK ugu baaqay inay si degdeg ah u aqoonsadaan […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1011319747
Add Watch Country

arrow_drop_down