home All News open_in_new Full Article

Somaliland oo sheegtay in aqoonsiga ay Kenya siisay Kosovo uu dhiirrigelinayo in ay aqoonsi hesho

Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhaweysay aqoonsiga ay Kenya siisay dowladda Kosovo oo ka go’day Serbiya, iyada oo sheegtay in tallaabada ay Kenya qaaday ay dhiirrigelinayso in Somaliland ay aqoonsi ka hesho dalalka Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo waraysi siiyay wakaaladda wararka ee SOLNA, ayaa Midowga Afrika ka codsaday in ay taageeraan … The post Somaliland oo sheegtay in aqoonsiga ay Kenya siisay Kosovo uu dhiirrigelinayo in ay aqoonsi hesho appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2387770925
Add Watch Country

arrow_drop_down