home All News open_in_new Full Article

Somaliland oo Maraykanka kala hadashay in la baajiyo safarka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ku tagayo Laascaanood

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay Maraykanka kala hadashay sidii loo joojin lahaa safarka u qorsheysan Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, in uu ku tago magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo ku sugan Washington, ayaa kulan uu barta X (Twitter) kula yeeshay qaar ka mid ah bulshada Somaliland, ka sheegay … The post Somaliland oo Maraykanka kala hadashay in la baajiyo safarka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ku tagayo Laascaanood appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 536466761
Add Watch Country

arrow_drop_down