home All News open_in_new Full Article

Somaliland: Maraykanku wuxuu ka quustay siyaasaddii “Midnimada Soomaaliya”

Somaliland ayaa sheegtay in dowladda Maraykanku ay usoo jeedsatay in ay la shaqayso, isla markaana ay ka quusatay siyaasaddii “Soomaaliya hal ah” ee ay Washington muddada dheer ku wajihi jirtay arrimaha Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Yuusuf Bakaal, ayaa sheegay in Somaliland ay gaadhay heer aan la dafiri karin marka la eego nabadda, dimuqraadiyadda … The post Somaliland: Maraykanku wuxuu ka quustay siyaasaddii “Midnimada Soomaaliya” appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 998011536
Add Watch Country

arrow_drop_down