home All News open_in_new Full Article

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka hortimid aqoonsi gaar ah ay Puntland ay u sameeneyso shacabka Degeenadeedi

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa si kulul uga hortimid tallaabadi uu Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu ku ogolaaday sameysiga aqoonsi heer Dowlad Goboleed ah oo ay qaadanayaan Shacabka Degaanada Puntland taa oo ay wasaaradda tilmaamtay inay tahay mid baalmarsan sharciga. War saxaafadeed ay arintaasi Wasaaradda ay kasoo saartay ayaa waxa ay ku tilmaamtay … The post Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka hortimid aqoonsi gaar ah ay Puntland ay u sameeneyso shacabka Degeenadeedi appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 10 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2601907797
Add Watch Country

arrow_drop_down