home All News open_in_new Full Article

DFS oo Saciid Deni ku eedeysay in uu qaaday tallaabo uu ku carqaladeynayo kaarka Aqoonsiga Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay tallaabadii ay dhawaan qaadday maamulka Puntland taas oo ay ku sheegtay in maamulkaas uu sameysanayo aqoonsi u gaar ah. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa tallaabadaas ay qaadday Puntland ku tilmaamtay mid lagu carqaladeynayo Aqoonsiga Qaranka ayna tahay khalad masuuliyadeed iyo... The post DFS oo Saciid Deni ku eedeysay in uu qaaday tallaabo uu ku carqaladeynayo kaarka Aqoonsiga Qaranka appeared first on Borama News Network.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 994892349
Add Watch Country

arrow_drop_down