home All News open_in_new Full Article

DEG DEG : Dowlada Somalia oo gabi ahaanba burburisay heshiisyadii lala galay Dalka Imaaraadka Carabta

Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyaga oo cuskanaya awoodahooda dastuuriga ilaalinayana madaxbannaanida dalka,waxay qaateen go’aan ay ku difaacayaan midnimada, wadajirka dhuleed,iyo nidaamka dastuuriga ah ee dalka. Golaha Wasiirada, iyaga oo si taxaddar leh u qiimeeyay xaaladihii u dambeeyay isla markaasna isticmaalaya awoodahooda dastuuriga ah, waxay burriyeen dhammaan heshiisyadii lala galay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta oo […]


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1304555073
Add Watch Country

arrow_drop_down