home All News open_in_new Full Article

Imaaraadka oo sheegay in ciidamada kala baxayaan Yemen ka dib weerarkii Sacuudiga

Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay si iskood ah uga baxayaan dagaalka ka dib markii golaha madaxweynaha Yemen ee Sacuudigu taageero uu joojiyay heshiiskii difaaca ee ay la galeen Imaaraadka Carabta, isla markaana ay ciidamadooda ka codsadeen inay dalka ka baxaan 24 saacadood gudahood.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1668480889
Add Watch Country

arrow_drop_down