home All News open_in_new Full Article

Taliyaha Ciidamada Lugta ee Somalia muxuu kala hadlay Milateriga ku sugan Magaalada Matabaan

Sida warbaahinta Dowladu goor dhaw shaacisay Taliyaha Ciidanka Dhulka, Saraakiisha Qeybta 27’aad, iyo Saraakiisha Qeybta 21’aad, ayaa degmada Matabaan kula dardaarmay cutubyo Ciidanka XDS, oo loo diyaariyay hawgallo ka dhan ah Khawaarijta. Ciidankaan oo ay u soo dhamaatay Tababar heer sare ah oo muddo u socday ayaa soo bandhigay awood iyo karti, iyo u diyaarsanaantooda […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2268499903
Add Watch Country

arrow_drop_down