home All News open_in_new Full Article

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia muxuu kala hadlay dhigiisa Dalka Sacuudiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa wada-hadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Amiir Faisal bin Farxan Al-Saud, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudiga. Intii uu socday wada-hadalka, Wasiir Cabdisalaan ayaa uga mahadceliyay dhiggiisa Sacuudiga taageerada cad ee Boqortooyada Sacuudiga ay u muujisay go’aankii shalay kasoo baxay […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1228238313
Add Watch Country

arrow_drop_down