Ciidamada Qaranka ayaa maanta fuliyay hawlgal ka dhacay deegaanka Labi-Gooleey, oo qiyaastii 13 KM waqooyi galbeed ka xiga deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Khawaarijta oo isku dayaysay in halkaasi ay dib isugu abaabulaan ayaa la weeraray, waxaana howlgalka Labi-Gooleey looga dilay in ka badan 20 dhagarqabe oo horjoogayaal ay ku jiraan. Xaaladda deegaanka Wargaadhi […] Other
WAR SAXAAFADEED Ciidanka Qalabka Sida oo Kaashanaya Shacabka oo Jab Xooggan Shabeellaha Dhexe ugu geystay Khawaarijta. Muqdisho, 24 April 2025: In ka badan 40 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgalo qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Wargaadhi iyo Labigoley ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Hawlgalka ayaa yimid kadib markii Khawaarijta ay isku dayeen […] Other
Wararka ka imaanaya deegaanka Wargaadhi ee gobalka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Dagaalkii saaka ka dhacay ee u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Al Shabaab, oo ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamda dowladda. Afhayeenka Wasaaradda Gaashandhiga Sheekh Abuukar Macalin oo wareysi siiyay Telefishinka Somali Cable ayaa sheegay in AS deegaanka... The post Afhayeenka Gaashaanka DFS oo sheegay in deegaanka Wargaadhi ay gacanta ku haayaan Ciidamada dowladda appeared first on Borama News Network. Other
In ka badan 40 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgalo qorsheysan oo… Other
Apr 22(Jowhar) Ciidamada deegaanka Mabaax, oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, ayaa Maqribnimadii weerar qorsheysan ku qaaday koox Shabaab ah oo isku uruursatay aagga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarkaasi waxaa ka dhashay dagaal culus oo khasaare weyn lagu gaarsiiyay xubno Shabaab ah, sida Warbaahinta dowladda ay baahisay. Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa […] Other
War-Saxaafadeed Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada AFRICOM oo Duqeyn Ka Fuliyay Aadan Yabaal lagu Laayay Khawaarijta Muqdisho, 17 Abriil 2025: Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), si loo ciribtiro khatarta kooxda Khawaarijta […] Other
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashanysa howlgalka Mareykanka ee AFRICOM ay duqeymo ka fuliyeen degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. War-Saxaafadeed ay soo saartay dowladda federaalka ayaa lagu sheegay in duqeymahan ay dhaceen xalay fiidkii howlgal qorsheysanaa oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee … The post Duqeyn xalay laga fuliyay degmada Adan Yabaal ee Shabeellaha Dhexe appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News. Other
Apr 17(Jowhar) War-SaxaafadeedXalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), si loo ciribtiro khatarta kooxda Khawaarijta Al-Shabaab. Duqeyntan oo lagu beegsaday goob ay Khawaarijtu isku uruursanayeen si ay uga dhigtaan gabbaad, ayaa xogta hordhaca […] Other
Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay… Other
Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saakay uu dagaal ku dhex maray al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya. Dagaalka ayaa la sheegay inay soo qaadeen kooxda al-Shabaab, uuna ku billowday qaraxyo. Qoraal baraha bulshada lasoo dhigay lagu sheegay in kooxda ay soo saartay ayaa sheegaya inay kooxdu la wareegtay … The post Degmada Aadan Yabaal oo dagaal uu ka socdo Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saakay uu dagaal ku dhex maray al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya. Dagaalka ayaa la sheegay inay soo qaadeen kooxda al-Shabaab, uuna ku billowday qaraxyo. Qoraal baraha bulshada lasoo dhigay oo aysan BBC-du xaqiijin karin, kaas oo la sheegay in kooxda ay soo saartay ayaa sheegaya inay kooxdu la wareegtay degmada oo muddooyinkii dambe ay gacanta ku hayeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News. Other
Dagaallada ka socda Shabeellaha Dhexe ee u dhaxeeya ciidamada dowladda oo ay taageerayaan saaxiibada caalamiga ah, iyo Alshabaab ayaa sababay barakac baahsan iyo kororka dhimashada iyo dhaawacyda dad badan oo rayid ah. Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in kaliya saddexda bilood ee ugu horreeya 2025 ay … The post In ka badan 100,000 qof oo ku barakacay dagaallada dowladda iyo Shabaab ee Shabeellada Dhexe appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News. Other
AL-KOWSAR (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa deegaanka ayaa saxaafada la wadaagay meydka mid ka mid ah alshabaab lagu dilay degaanka Ceelka-Nuurgadoow oo hoostaga degmada Al-kowsar ee gobolka Shabeellaha dhexe. Sawira kala nuuc ayaa baraha lagu faafiyay iyadoo midkood u yahay sarkaal alshabaab ka tirsan oo madaxa ay ka soo jareen halka mid kala kalana uu […] Other
Puntland ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay tirada Soomaalida lagu diley dagaalka dabar goynta kooxaha… Other