home All News open_in_new Full Article

Ciidan Macwuusley ah oo weerar culus ku qaaday Shabaab isku uruursanayay nawaaxiga Aadan Yabaal

Apr 22(Jowhar) Ciidamada deegaanka Mabaax, oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, ayaa Maqribnimadii weerar qorsheysan ku qaaday koox Shabaab ah oo isku uruursatay aagga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarkaasi waxaa ka dhashay dagaal culus oo khasaare weyn lagu gaarsiiyay xubno Shabaab ah, sida Warbaahinta dowladda ay baahisay. Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2236681111
Add Watch Country

arrow_drop_down