home All News open_in_new Full Article

Diyaarad degdeg ugu degtay haro yaxaas ka buuxo iyo dadkii saarnaa oo si cajiib ah ku badbaaday

Shan qof ayaa lasoo badbaadiyay kadib markii ay 36 saacadood ku qaateen diyaarad dusheeda oo qasab loogu dejiyay haro uu yaxaas ka buuxo oo ku taalla keymaha Amazon kadib markii ay diyaaradda cillad lasoo gudboonaatay. Diyaaradda yar ayaa waxaa shalay arkay rag kalluumeysato ah oo ku sugnaa gobolka Amazonas ee dhanka Bolivia. Dadka badbaaday – … The post Diyaarad degdeg ugu degtay haro yaxaas ka buuxo iyo dadkii saarnaa oo si cajiib ah ku badbaaday appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 64 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1852679357
Add Watch Country

arrow_drop_down