home All News open_in_new Full Article

Wasiirka arimaha gudaha oo amaan kala dul dhacay shaqada Gudiga doorashooyinka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf (Cali-Xoosh) oo uu wehliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxabannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Sohdimaha. Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Sohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ka hadlay shaqada baaxadda leh ee uu Guddiga ka qabtay Doorashada, gaar ahaan Diiwaangalinta […]


today 26 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3590800153
Add Watch Country

arrow_drop_down