Wafdigii uu Hoggaaminaayey Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guut Cusmaan cabdulaahi Maxamed (kaniif) uu u wehliyo Taliyaha Hoggaanka Interpol S/guuto Maxamed Cabdulle Dhore ayagoo ka Qeyb galay Shirka Boliiska Dalalka Ku midoobay Urur goboleed EAPCCO oo maantay ku soo idlaadey Adis Ababa Shirkaan ayaa ujeedkiisu ahaa amniga Dalalka EAPCCO iyo Xoojinta la dagaalanka Argigixisada sidoo […]