Taliye xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), Wasiiro iyo Diblomaasiyeen ka kala socdey dalal badan oo caalamka ah, ayaa maanta dalka aan Walaalaha nahay ee Jabuuti kaga qeyb galay xaflad tababar loogu soo xiraayey cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Booliiska Soomaaliyeed. Tababarkaan ayaan aheyn kii ugu horeeyey ee Jabuuti lagu qabto, waana […]