BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni oo maanta khudbad ka jeedinayay tababar ciidamo loogu soo xiraayay Magaalada Boosaaso ayaa fariin kulul oo hanjabaad u muuqata wuxuu hawada u mariyay Madaxda maamulka SSC Khaatumo. Saciid Dani ayaa fariintiisa ugu horeyn ku muujiyay inuusan aqoonsanayn Maamulkaasi oo dhawaan Dowladu maamul ahaan u aqoonsatay madaama intii fariinta […]