home All News open_in_new Full Article

XOGTA: Wasiir Fiqi oo ka carooday hadal ATMIS ay ku taageereen Alshabaab iyo hanjabaad uu u direy ninka xukuma Atmis”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka arimaha dibada Somalia Axmed Maxamed Macalin Fiqi ayaa ka carooday hadal ATMIS ka soo yeeray kaasoo u muuqday inay ku taageerayaan Alshabaab. Wasiir Fiqi ayaa si toos ah oo aan leex leexad lahayn wuxuu ugu janjabay ninka hada heysta ama xukuma howlgalka Atmis ee saldhigooda ugu weyni yahay xerada xalane oo ku dhagan […]


today 56 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2318226662
Add Watch Country

arrow_drop_down